Site icon Qaamuus

jawaabta

qamarshiidan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

Badar wax buunshaha lagu shiidey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamarshiidan

qamarshiidnaan [m.f.dh]
eeg qamarshiidan. ld qamarshiidnaansho.

qamarshiid [m.l]
Badar aan la xasharin oo la shiiday.

qamarshiid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Badar aan la xasharin shiidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version