Site icon Qaamuus

jawaabta

qambaruur
(m.l)

1. Tiiraanyo ka muuqata qof ooyaaya. 2. ld qambaruursasho.
Qambaruur*

Tiiranyo ka muuqata qof ooyaya ama murugeysan


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qambaruur

qambaruursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof ooyaaya wax wejigiisa tiiraanyo ka muuqata ahaansho.

qambaruursanaan [m.f.dh]
eeg qambaruursan. ld qambaruursanaansho.

qambaruursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qambaruursanaan.

qambaruursasho [m.f.dh]
eeg qambaruurso.

qambaruurso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof tiiraanyeysan hoos u ooyid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version