Site icon Qaamuus

jawaabta

qamboob
(m.l)

(qamboob, m.dh) Geed yar oo dhulka ku faalala bixiya miro kulkulucsan oo gas leh oo inta la dubo la cuno. ld qalfoon (2).

qamboob
(m.dh)

Miro cagaaran oo dusha ku leh qodaxyo oo inta la dubo la cuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamboob

qalfoon [m.l]
1. Wax gudo leh oo dubkii sare oo muuqda mooyaane aanay hoosta waxba kaga jirin. 2. ld qamboob 3. Geed faalala oo miro kulkulucsan leh oo arigu aad u jecelyahay kana mid ah geedaha wax lagu daaweeyo. 4. Qaybta sare ee lafta madaxa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version