Site icon Qaamuus

jawaabta

qamiic
(m.l)

Saluugmo yar.

qamiic
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Ka q.: wax saluugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamiic

qamiicid [m.f.dh]
eeg qamiic².

qamiicsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ka q.: qof wax saluugsan ahaansho.

qamiicsanaan [m.f.dh]
eeg qamiicsan. ld qamiicsanaansho.

qamiicsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qamiicsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version