qamisid
(m.f.dh)eeg qamis².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamisid ↴
qamis [m.l]
Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo.
qamis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Rati xarig gafuurka u gelin si hoggaamintiisu u fududaato.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg