Site icon Qaamuus

jawaabta

qammaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Ka q.: cid meel xoog kaga celin. 2. Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qammaadi

qammaad [m.l]
1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.

qammaadid [m.f.dh]
eeg qammaad². ld qammaad¹ (4).

qammaadin [m.f.dh]
eeg qammaadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version