qammaadin
(m.f.dh)eeg qammaadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qammaadin ↴
qammaad [m.l]
1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.
qammaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid. 2. Ka q.: wax sameyntooda ama meel mariddeed ka wareegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg