qamuursan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la deday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qamuursan ↴
qamuursanaan [m.f.dh]
eeg qamuursan. ld qamuursanaansho.
qamuursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qamuursanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg