qanaan
(m.l)Q. ah: nafley madax-adag oo aan la hoggaamin karin.
qanaan
(m.dh)Dabada gammaanka iyo lo'da.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanaan ↴
bilqanaan [m.f.dh]
eeg bilaqan. ld bilqanaansho.
bilqanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bilqanaan.
faras [m.l] (-rdo/-rso, m.l)
1. (c.nafl.) Naasley qurxan, dheereysa, afar addin leh, guudka iyo qanaanta halab dheer oo jilicsan ku leh oo loo adeegasado fuulidda, rarashada iyo falashada beeraha. 2. Fardaha kooda lab.
hirqanaan [m.f.dh]
eeg hirqan. ld hirqa-naansho.
hirqanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hirqanaan.
marqanaan [m.f.dh]
eeg marqan. ld maraqsanaan, maraqsanaansho, marqanaansho.
marqanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marqanaan.
qanaani [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Dabo kor u taagid (xoolo).