Site icon Qaamuus

jawaabta

qanac
(m.l)

1. Raalliggelin, maqsuudin. 2. Kadhaadhicin, aaminaad. 3. Q. badan: qof wax yar ku qanca.

qanac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ncay, -nacday; -nci)

1. Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho. 2. Wax ka quusasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanac

qanacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Cid, wax raali ku ah ahaansho. 2. Cid, wax ka quusatay ahaan.

qanacsanaan [m.f.dh]
eeg qanacsan. ld qanacsanaansho.

qanacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qanacsanaan.

qancid [m.f.dh]
eeg qanac².

qan [m.l]
Jurmi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version