qanacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Cid, wax raali ku ah ahaansho. 2. Cid, wax ka quusatay ahaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanacsan ↴
qanacsanaan [m.f.dh]
eeg qanacsan. ld qanacsanaansho.
qanacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qanacsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg