Site icon Qaamuus

jawaabta

qancin
(m.f.dh)

eeg qanci. ld qancis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qancin

oggolaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Cid wax ku qancin. 2. Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.

basari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof si tab iyo xeelad leh u qancin.

qancis [m.l]
ld qancin.

qandhar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Q. ah: qof madax adayg oo waxa uu damco aan laga qancin karin.

sabo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-btay, -batay)
1. (f.g) Cid wax dani ugu jirto, cid kale si ay u fuliso hadal ku qancin. 2. (f.mg) Degan, ceel, iwm agagaarkooda tuurid (xoolo).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version