qandac
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)Q. ah: wax kuleylkoodu yar yahay.
qandac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dici)Wax in yar kululaaday noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandac ↴
kabbaqable [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.
qandacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax qandacay ahaansho.
qandacsanaan [m.f.dh]
eeg qandacsan. ld qandacsanaansho.
qandacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qandacsanaan.
qandacsasho [m.f.dh]
eeg qandacso. ld qandacsi.
qandacsi [m.l]
ld qandacsasho.
qandacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax in yar kululeysasho.
qandicid [m.f.dh]
eeg qandac².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg