Site icon Qaamuus

jawaabta

qandhi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld qandhee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandhi

booddo [m.dh]
1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco. 2. Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.

qandhee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-dheeyay, -dheysay)
Qandho kicin. ld qandhi.

qandheyn [m.f.dh]
eeg qandhee. ld qandhin.

qandhicil [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Ugxaanta yaryar oo cadcad oo ay injirtu dhasho.

qandhin [m.dh]
ld qandheyn.

qandhiso [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Booddo.

waraabaqandhis [m.l]
Caano dhaynimo ka baxay oo aan aad u suusucin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version