qandhiso
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Booddo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandhiso ↴
booddo [m.dh]
1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco. 2. Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.
qandhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld qandhee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg