qandi
(m.l) (-iyo/qandi, m.dh)Kolay yar oo wax lagu gurto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandi ↴
kolay [m.l] (-yo, m.dh)
Kiish ama qandi alaabta lagu rito.
qandici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar kululayn.
qandicid [m.f.dh]
eeg qandac².
qandicin [m.f.dh]
eeg qandici. ld qandicis.
qandicis [m.l]
ld qandicin.
qandiir [m.l]
Wax kulkoodu yaryahay.
qandiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax in yar kululaansho.
qandiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar kululayn.
qandiirid [m.f.dh]
eeg qandiir².
qan [m.l]
Jurmi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg