qandiir
(m.l)Wax kulkoodu yaryahay.
qandiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Wax in yar kululaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandiir ↴
qandiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar kululayn.
qandiirid [m.f.dh]
eeg qandiir².
qandiirin [m.f.dh]
eeg qandiiri.
qandi [m.l] (-iyo/qandi, m.dh)
Kolay yar oo wax lagu gurto.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg