Site icon Qaamuus

jawaabta

qanjaruufo
(m.dh)

ld qandhuufo¹.

qanjaruufo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ftay, -fatay)

ld qandhuufo².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanjaruufo

qandhuufo [m.dh]
Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo¹.

qandhuufo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
1. Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin. 2. Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo².

qanjaruufasho [m.f.dh]
eeg qanjaruufo². ld qandhuufasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version