Site icon Qaamuus

jawaabta

qanjidh-kelyood
(m.l) (-dho ..., m.l)

(c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la'oo laga helo kelyaha dushooda. Qaybta gudaha ee qanjidh kelyoodyada oo loo yaqaanno 'medula'ayaa waxay dhiijisaa horomoonada kala ah adirinaliin iyo noradirnoliin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanjidh-kelyood

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version