Site icon Qaamuus

jawaabta

qaraabakiil
(m.l)

Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qaraabakiilid.

qaraabakiil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iilay, -iishay)

Cid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraabakiil

qaraabakiilid [m.f.dh]
eeg qaraabakiil². ld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version