Site icon Qaamuus

jawaabta

qaraabakiilid
(m.f.dh)

eeg qaraabakiil². ld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraabakiilid

qaraabakiil [m.l]
Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qaraabakiilid.

qaraabakiil [m.l]
Eexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qaraabakiilid.

qaraabakiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Cid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version