Site icon Qaamuus

jawaabta

qaraaxad
(m.dh)

1. Qalab bir, caag iwm ka samaysan oo inta ogsijiin, gaas iwm lagu shubo sigaarka lagu shito, walaacad. 2. Weynaanta cod. 3. Xajmiga iyo weynaanta qof leeyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraaxad

qaraaxadayn [m.f.dh]
eeg qaraaxadee.

qaraaxadee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
Cod furan oo aan xabeeb lahayn ku hadlid ama ku heesid.

qaraaxadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cod qaraaxad u yeelid. 2. Si kaftan ah cid waxaan jirin uga fidin.

qaraaxadin [m.f.dh]
eeg qaraaxadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version