Site icon Qaamuus

jawaabta

qaraaxadee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-deeyay, -daysay)

Cod furan oo aan xabeeb lahayn ku hadlid ama ku heesid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraaxadee

qaraaxadayn [m.f.dh]
eeg qaraaxadee.

qaraaxad [m.dh]
1. Qalab bir, caag iwm ka samaysan oo inta ogsijiin, gaas iwm lagu shubo sigaarka lagu shito, walaacad. 2. Weynaanta cod. 3. Xajmiga iyo weynaanta qof leeyahay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version