Site icon Qaamuus

jawaabta

qaranqaar
(m.dh)

Bohol yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaranqaar

qaranqaaro [m.dh]
1. Malaxda iyo dhiigga ku guntama meel nabar ku dhacay. 2. Cayayaan yar, duula, dhurdaha u eg kase weyn oo sameeya malab.

tog yare [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
(juqr) Meel hoos u dhax dhuuban oo dheer oo laga helo dhulka dushiisa, oo ka yar dooxo kana ballaaran qaranqaar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version