Site icon Qaamuus

jawaabta

qaraq
(m.l)

1. Q. ah: wax aad u badan. 2. ld qaraqid.

qaraq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rqay, -raqday; -rqi)

Biyo ku hafasho. ld qarqan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraq

hafo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
Nafley biyo ku qaraqmid.

qaraqan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qmay, -qantay)
ld qaraq².

qaraqmid [m.dh]
ld qarqid.

qarqid [m.f.dh]
eeg qaraq². ld qaraq¹ (2), qaraqmid.

qar [m.l] (-rar, m.l)
1. Buur dheer oo dhagax ah; cal. 2. Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af. 3. Gow (bohol, ceel, webi); daan.

qar [m.l] (-rar, m.l)
(juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version