Site icon Qaamuus

jawaabta

qarasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Wax qaras qaaday noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarasow

qarasoobid [m.f.dh]
eeg qarasow.

qaras [m.dh]
1. Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno. 2. Hadal badan oo xun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version