Site icon Qaamuus

jawaabta

qarbed
(m.l) (-dyo, m.dh)

1. Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto. 2. Weel maro adag ka sameysan oo biyaha lagu shubto. ld qarbad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarbed

qarbad [m.l]
ld qarbed.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version