Site icon Qaamuus

jawaabta

qarbidix
(m.dh)

Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.

qarbidix
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Weel rigrig afka kaga tolid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarbidix

qarbidxid [m.f.dh]
eeg qarbidix².

qarbidxo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-xaday, -xatay)
Weel qarbidix ku tolasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version