Site icon Qaamuus

jawaabta

qarbud
(m.l)

Qasid wax nidaamsanaa lagu sameeyo.

qarbud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

1. Rabsho sameyn. 2. Wax nidaamsanaa isku qasid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarbud

calooshi-ushaqayste [m.l]
(calooshood-ushaqaystayaal, m.l) Qof loo kireysto dil, dhac, qarbudaad iwm.

qarbudaad [m.dh]
1. Qasidda la isku qaso wax nidaamsanaa. 2. ld qarbudid.

qarbudid [m.f.dh]
eeg qarbud². ld qarbudaad (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version