Site icon Qaamuus

jawaabta

qardab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

ld qartab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardab

ilgaal [m.l]
1. (bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuuskuusan oo biseyl iyo qardaba lagu cuno. 2. (bot.) Miraha ilgaalka.

qardabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Dhibaato qarsoon cid gaarsiin.

qardabeyn [m.f.dh]
eeg qardabee.

qardabid [m.dh]
ld qartabid.

qardabo [m.dh]
1. Nooc mallayga badda ka mid ah oo aan jurmi weynayn, lehna midab cad iyo dhibco yar yar oo madmadow. 2. Dhibaato qarsoon oo cid loo geysto. 3. ld qartabyo. 4. ld qardabeyn.

qartab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay; -tebi)
Nafley jirkeeda meel ka mid ah cagta xoog u saarid iyadoo la soconayo. ld qardab.

qartabid [m.f.dh]
eeg qartab. ld qardabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version