Site icon Qaamuus

jawaabta

qardayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Dhul geedo ka gurasho si wax loogu beero ama hawl kale loogu qabsado. 2. Wax amaah ahaan cid uga qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardayso

qardaysasho [m.f.dh]
eeg qardayso. ld qardaysad, qardaysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version