qarfacad
(m.dh)(qaraafiic, m.dh) Kabo qori ka samaysan oo guriga lagu dhex joogo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarfacad ↴
qaraafiic [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg qarfacad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg