Site icon Qaamuus

jawaabta

qarfad
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

Q. ah: oogada nafleyda haraggeeda meel hawl ama cudur aawadii la adkaata oo jilif ama lakabyo fuulaan. ld carfad.

qarfad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Harag nafley, hawl ama cudur aawadii jilif ama lakabyo fuulid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarfad

carfad [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld qarfad¹.

qarfadid [m.f.dh]
eeg qarfad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version