qari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax meel aan laga arki karin gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qari ↴
baadiqaris [m.dh]
Dad baadida soo gasha haysta oo aan sheegin.
anqari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo markaa dhashay caano ama biyo siin. ld canqari.
anqarin [m.f.dh]
eeg anqari. ld anqaris, canqarin.
anqaris [m.l]
ld anqarin.
astur [m.l]
1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.
astur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaalid.
barbarda' [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Daruur biyeysan oo cirka badi ahaan qarisa..
bireeris [m.l]
(juqr.) Duuduubka deggan, badanaa: fidsan, guud ahaan aan dhir lahayn, bannanno caws leh - dhul cawsaadka loolka dhexe - ee woqooyiga maraykanka, ee qariya gobollada koonfureed ee Alberta, Saskatuun iyo Manitoba oo Kanada ah iyo Badhtamaha midowga Mareykanka ilaa bilow-kureed Buur Dhadhaabeedyada oo ay ugu barayeyso ilaa dhigta harada Mishigan.
cabqari [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: qof aad u caqli badan oo u aragtidheer.
cabqarinnimo [m.dh]
Cabqari ahaansho.