Site icon Qaamuus

jawaabta

qariib
(m.l) (-byo, m.dh)

Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.

qariib
(m.dh)

Nooc kalluunka ka mid ah.

qariib
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

U q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qariib

qariibi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof qariib ah dhoweyn.

qariibid [m.l]
1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2. Q. ah: xoogaa badar, sonkor iwm ah oo aan la karin.

qariibid [m.f.dh]
eeg qariib³.

qariibin [m.f.dh]
eeg qariibi. ld qariibis.

qariibis [m.l]
ld qariibin.

qari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel aan laga arki karin gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version