Site icon Qaamuus

jawaabta

qariibi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof qariib ah dhoweyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qariibi

qariibid [m.l]
1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2. Q. ah: xoogaa badar, sonkor iwm ah oo aan la karin.

qariibid [m.f.dh]
eeg qariib³.

qariibin [m.f.dh]
eeg qariibi. ld qariibis.

qariibis [m.l]
ld qariibin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version