Site icon Qaamuus

jawaabta

qariibis
(m.l)

ld qariibin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qariibis

qariibin [m.f.dh]
eeg qariibi. ld qariibis.

qariib [m.l] (-byo, m.dh)
Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.

qariib [m.dh]
Nooc kalluunka ka mid ah.

qariib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
U q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version