Site icon Qaamuus

jawaabta

qariin
(m.l)

Geed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku marka uu oomo cuno kana baxa dhulka hawdka ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qariin

qari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax meel aan laga arki karin gelin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version