Site icon Qaamuus

jawaabta

qariisad
(m.dh) (-do, m.l)

(baay.) U jajabnaan dabiici ah oo loogu dhaqmo si gaar ah, taas oo aan koritaankeeda, uga baahnayn barasho waayo aragnimo gaar ah leh. Sidaa darteed waa aqoon dhalasho oo dabeeci ah. ld inistinkt.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qariisad

inistinkt [m.l]
ld qariisad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version