qarmuun
(m.l)ld qurmuun¹.
qarmuun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld qurmuun².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarmuun ↴
qarmuunaan [m.dh]
ld qurmuunaan.
qarmuunaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qurmuunaan.
qurmuun [m.l]
Ur xun, ur naftu kahato; wax qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun¹, qurmoon¹, qurun¹.
qurmuun [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ur xun yeelasho (wax). ld qarmuun¹, qurmoon¹.
qurmuunaan [m.f.dh]
eeg qurmuun². ld qarmuunaan, qarmuunaansho; qurmoonaan, qurmoonaans.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg