qarow
(m.l)ld qaraw¹.
qarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)ld qaraw².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarow ↴
calwasaad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.
cantalaal [m.l]
1. Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow. 2. ld cantalaalid.
dhadhab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow. 2. ld dhadhalid.
qar [m.l] (-rar, m.l)
1. Buur dheer oo dhagax ah; cal. 2. Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af. 3. Gow (bohol, ceel, webi); daan.
qar [m.l] (-rar, m.l)
(juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg