qarqari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqari ↴
caac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.
qarqarid [m.f.dh]
eeg qarqar².
qarqarin [m.f.dh]
eeg qarqari.
qarqariye [m.l]
1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
qarqariyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld qarqariye.
qarqarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiay, -iisay)
ld qarqari; qarqarsi².
qarqarsiin [m.dh]
ld qarqarin; qarqarsiyid.
waliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Gariirid, qarqarid, jarayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg