qarqariye
(m.l)1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqariye ↴
qarqariyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld qarqariye.
qarqari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg