Site icon Qaamuus

jawaabta

qarqarrooti
(m.l)

1. Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo. 2. ld qarqarrootiyid.

qarqarrooti
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Socod dheeldheelli ah socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqarrooti

qarqarrootiyid [m.f.dh]
eeg qarqarrooti². ld qarqarrooti¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version