Site icon Qaamuus

jawaabta

qarqarsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiay, -iisay)

ld qarqari; qarqarsi².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqarsii

qarqari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.

qarqarsi [m.l]
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.

qarqarsi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo. 2. Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.

qarqarsiin [m.dh]
ld qarqarin; qarqarsiyid.

qarqarsiinyo [m.dh]
ld qarqarsi¹, qarqarsiyid.

qarqarsiyid [m.f.dh]
eeg qarqarsi². ld qarqarsiin, qarqarsiinyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version