qarqarsiyan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-sinaa, -sinayd)1. Awr la qarqarsiyey ahaansho. 2. Cid wax lagu khasbay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqarsiyan ↴
qarqarsinaan [m.f.dh]
eeg qarqarsiyan. ld qarqarsinaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg