Site icon Qaamuus

jawaabta

qarqaryo
(m.dh)

Gariirid ay dhaxan ama jirro keento.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqaryo

dhaxamaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley qarqaryood.

qandho-tifow [m.dh]
(daaw.) Cudur la isqaadsiyo oo ku dhaca xubnaha qaybta dheefshiidka, waxaana keena baktiiriyada “salmonella typhi”. Astaamo: itaaldarro, qandho badan, finan ka soo baxa laabta iyo jirka ka hooseeya, qarqaryo, dhidid iyo halaamacood lafaha iyo beeryarada (xaaladaha daran) dhiigbax ka yimid xiidmaha oo dalooshama, iskudaran. Waxaa laga qaadaa cunno ama biyo uu gaaray saxaro qof qaba cudurka ama qof sida jeermigiisa oo aan bukin (carriers).

qarqaryeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Nafley qarqaryo hayso ahaansho.

qarqaryoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Qarqaryo dareemid.

qarqaryood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg qarqaryoo.

qarqar [m.l]
Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.

qarqar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qarqaryo dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version