Site icon Qaamuus

jawaabta

qarraac
(m.l)

Q. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.

qarraac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarraac

qarraacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Qarraac ahaansho (xoolo).

qarraacid [m.f.dh]
eeg qarraac².

qarraacnaan [m.f.dh]
eeg qarraacan. ld qarraacnaansho.

qarraacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qarraacnaan.

surrucaad [m.l]
Naxdin weyn oo lala argag-gaxo; qarraacan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version