qarraaf
(m.l)1. Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan. 2. Warwareeg aan dan gaar ah lahayn. 3. ld qarraafid.
qarraaf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)1. Galmo aan xalaal ahayn raadin. 2. Risiq raadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarraaf ↴
qarraafid [m.f.dh]
eeg qarraf². ld qarraaf¹ (3).
qarraafis [m.l]
Budaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg