Site icon Qaamuus

jawaabta

qarracan
(m.l)

Dareen xanuun leh oo dadka ku dhasha marka uu wax naxdin ama ciil keena ku yimaadaan.

qarracan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cmay, -cantay; -cmi)

Qof naxdin weyn la kulmey noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarracan

muraaradillaac [m.l]
Naxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac¹.

qarracmid [m.f.dh]
eeg qarracan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version